Learn Somali Online with SomaliGuru.com
| Learn Somali Online: Salaamo -Greetings | |
| Soomaali | English | 
| Seetahay? | How are you? | 
| Ans: waan fiicanahay/waan ladanahay/waan roonahay | I am good | 
| Sideetahay? | How are you? | 
| Ans: waan fiicanahay/waan ladanahay/waan roonahay | I am good | 
| Iska waran | How are you? | 
| Ans: waan fiicanahay/waan ladanahay/waan roonahay | I am good | 
| Ma nabad baa? | Is it peace? | 
| Ans: Haa, waa nabad | Yes, it is peace | 
| Ma fiicantahay ? | Are you good? | 
| Ans: Haa, waan fiicanahay | Yes, I am good | 
| Ma ladantahay? | Are you good? | 
| Ans: Haa, waan ladanahay. | Yes, I am good | 
| Ma roontahay? | Are you good | 
| Ans: Haa, waan roonahay? | Yes, I am good | 
| Assalaamu Aleykum? | Peace of Allah be up on you. | 
| Ans: Wa alleykuma salaam | Up on you too. | 
Learn Somali Online: How to say ”How are you?” in Somali
| Learn Somali Online – Salaamo -Greetings | |
| Soomaali | English | 
| Seetahay? | How are you? | 
| Ans: waan fiicanahay/waan ladanahay/waan roonahay | I am good | 
| Sideetahay? | How are you? | 
| Ans: waan fiicanahay/waan ladanahay/waan roonahay | I am good | 
| Iska waran | How are you? | 
| Ans: waan fiicanahay/waan ladanahay/waan roonahay | I am good | 
| Ma nabad baa? | Is it peace? | 
| Ans: Haa, waa nabad | Yes, it is peace | 
| Ma fiicantahay ? | Are you good? | 
| Ans: Haa, waan fiicanahay | Yes, I am good | 
| Ma ladantahay? | Are you good? | 
| Ans: Haa, waan ladanahay. | Yes, I am good | 
| Ma roontahay? | Are you good | 
| Ans: Haa, waan roonahay? | Yes, I am good | 
| Assalaamu Aleykum? | Peace of Allah be up on you. | 
| Ans: Wa alleykuma salaam | Up on you too. | 
Learn Somali Online: Introduction – Isbarasho
| Isbarasho – introduction : Learn Somali Online | |
| Soomaali | English | 
| Magacaa? | What is your name? | 
| Ans: Magaceygu waa Hodan, adigana? Ans: Magaceygu waa Hassan.  | Ans: My name is Hodan, and you?   Ans: My name is Hassan.  | 
| Waa maxaay magacaagu ? | What is your name? | 
| Ans: Magaceygu waa Hodan, adigana? Ans: Magaceygu waa Hassan.  | Ans: My name is Hodan, and you? Ans: My name is Hassan.  | 
| Waa maxaay magacaaga koowaad ? | What is your first name? | 
| Ans: Magaceyga koowaad waa Hodan | Ans: My first name is Hodan | 
| Waa maxaay magacaaaga danbe ? | What is your last name? | 
| Ans: Magaceyga danbe waa Ali | Ans: My last name is Ali | 
| Waa maxaay magacaaga oo seddaxan/dhameystiran ? | What is your full name? | 
| Ans: Magaceyga oo seddaxan waa Hodan M. Cali | Ans: My full name is Hodan M. Ali | 
| Waa maxaay naynaastaadu? | What is your nickname? | 
| Ans: Naynaas ma lihi. Ans: Naynaastaydu waa …… | Ans: I don’t have a nickname My nickname is ………….. | 
Learn Somali Online: :where are you from ? – Halkee ka soo jeedaa?
| Isbarasho – introduction | |
| Learn Somali Online: Somali | English | 
| Soomaali miyaad tahay ? | Are you somali? | 
| Ans: Haa, Soomaali baan ahay. Ans: Maya, Soomaali ma ihi.  | Ans: Yes, I am Somali   Ans: No, I am not Somali.  | 
| Soomaali ma ku hadli kartaa? | Can you speak Somali? | 
| Ans: Haa, waan ku hadli karaa Soomaali. Ans: Maya, Kuma hadli karo Soomaali.  | Ans: Yes, I can speak Somali. Ans: No, I cannot speak Somali. | 
| Waa maxaay dhalashadaadu? | What is your nationality ? | 
| Ans: Dhalashadeydu waa Soomaali, adigana? Ans: Dhalashadeydu waa Mareykan.  | Ans: my nationality is Somali and you? Ans: my nationality is American. | 
| Halkee ka soo jeedaa? | Where are you from ? | 
| Ans: Waxaan ka soo jeedaa Soomaaliya, adigana? Ans: waxaan ka soo jeedaa Ingiriiska.  | Ans: I am from Somalia and you ? Ans: I am from England. | 
| Halkee ku dhalatay ? | Where were you born ? | 
| Ans: waxaan ku dhashay Soomaaliya, adigana? Ans: waxaan ku dhashay Canada.  | Ans: I was born in Somalia, and you? Ans: I was born in Canada. | 
| Goorma ayaad dhalatay ? | When were you born ? | 
| Ans: waxaan dhashay 1990(Kun sagaal boqol iyo sagaanshankii) | Ans: I was born in 1990 | 
Learn Somali Online: conversation – Wada sheekaysi
| Wada sheekaysi ku saabsan Reerka – conversation about the family | |
| Soomaali | English | 
| Iska waran ? | How are you? | 
| Ans: waan fiicanahay | Ans: I am good | 
| Reerka ka waran? | How is the family? | 
| Ans: wuu fiicanyahay | Ans: It is good | 
| Halkee ku nooshahay? | Where do you live ? | 
| Ans: waxaan ku noolahay Columbus, Ohio | Ans: I live in Columbus, Ohio | 
| Yaad la nooshahay? | Who do you live with? | 
| Ans: waxaan la noolahay, waalidkay iyo walaalahay. | Ans: I live with my parents and brothers | 
| Adiga halkee degantahay? | You, where do you reside ? | 
| Ans: waxaan deganahay London | Ans: I reside in London | 
| Yaad la degantahay? | Who do you reside with ? | 
| Ans: waxaan la deganahay xaaskayga/Naagtayda | Ans: I reside with my wife | 
| Aad baad u mahadsantahay | Thank you very much | 
| Ans: Adaa mudan | Ans: You are welcome | 
| Igu salaan waalidkaa? | Tell your parents hi for me | 
| Ans: Haye | Ans: Ok | 
| Is arag danbe | See you later | 
| Maalintu hakuu wacnaato | Have a lovely day | 
| Nabadgelyo | Goodbye | 
Learn Somali Online: Common CLASSROOM EXPRESSIONS
| Weero/Weedho muhiim ah – Important phrases | |
| Soomaali | English | 
| Ma fahamtay ? | Did you understand ? | 
| Ans: Haa, waan fahmay. | Ans: Yes, I understood | 
| Ans: Maya, ma fahmin | Ans: No, I did not understand | 
| Ma taqaanaa? | Do you know? | 
| Ans: Haa, waan aqaanaa | Ans: Yes, I know | 
| Ans: Maya, ma aqaano | Ans: No, I don’t know | 
| Ku celi | Repeat | 
| Mar kale | Another time/Again | 
| Mar labaad | Second time | 
| Ii sheeg | Tell me | 
| Aan kuu sheego | Let me tell you | 
| Waa maxaay micnaha ….. | What is the meaning of …. | 
| Mar labaad dheh | Say it again | 
| Tartiib tartiib | Little by little | 
| Fadlan Kor u hadal | Please speak up | 
| Sideen u dhahaa… | How do I say …. | 
Learn Somali Online: Important phrases
| Weedho Muhiim ah – Important phrases | |
| Soomaali | English | 
| Haye | Hello/ Hi | 
| Barasho wanaagsan | Nice to meet you | 
| Waa farxad in aan kula kulmo | Pleased to meet you | 
| Waa fiican in aan kula kulmo | Good to meet you | 
| Waad mahadsantahay | Thank you | 
| Adaa mudan | You’re welcome | 
| Beri baan ku arki doonaa | I will see you tomorrow | 
| Aan is aragno dhowaan | See you soon | 
| Fadlan | Please | 
| Dabcan | Of course | 
| Iga raali ahow | Excuse me | 
| Waan ka xumahay | Sorry | 
| Hambalyo | Congratulation | 
| Waqti dheer kuma arag | Long time no see | 
| Nasiib wacan | Good luck | 
| Nabadgelyo | Goodbye | 
| Soo dhawoow | Welcome | 
| Waa yahay | Alright | 
Learn Somali Online: Important phrases
Weedho Muhiim ah – Important phrases:
| Maxaan kuu qabtaa ? | What should I do for you ? | 
| Sideen kuu caawin karaa? | How can I help you ? | 
| Waan ka mahadcelinayaa caawimaadaada | I appreciate your support | 
| Qof adag baad tahay | You are strong person | 
| qof caqli badan baad tahay | You are smart | 
| Fulay baad tahay | You are cowardly | 
| Saaxiibo Ayaan nahay | We are friends | 
| halkaan adiga baan kuu joogaa | I here for you | 
| Waxaan halkaan u joogaa in aan ku caawiyo | I am here to help you | 
| Gurigayga waa gurigaaga | My home is your home | 
| Geesi baad tahay | You are brave | 
| Maxaa kugu dhacay ? | What happened to you ? | 
| See dareemaysaa ? | How are you feeling ? | 
| Ma I caawin kartaa? | Can you help me ? | 
| Xaasle miyaad tahay mise doob ? | Are you married or single ? | 
| Ans: waxaan ahay xaasle | Ans: I am married | 
| Ans: waxaan ahay doob | Ans: I am single | 
| Run ii sheeg | Tell me truth | 
Learn Somali Online:birthday and family
Maalinta dhalashada iyo qoyska – birthday and family:
| Learn Somali Online: Somali | English | 
| Haye, sidee tahay ? | Hi, how are you ? | 
| Fiican, Mahadsanid | Fine, thanks | 
| Maanta waa maalintii dhalashadayda | Today is my birthday | 
| Heersare! Immisa baad jirtaa? | Great! How old are you ? | 
| Waxaan jiraa 25 sano | I am 25 years old | 
| Ma guursatay ? | Are you married? | 
| Haa, waxaan guursaday hal sano ka hor | Yes, I married one year ago | 
| Caruur ma leedahay ? | Do you have children ? | 
| Haa, waxaan haystaa hal gabar | Yes, I have one daughter | 
| Walaalo ma leedahay ? | Do you have brothers ? | 
| Haa, waxaan leeyahay labo walaal | Yes, I have two brothers | 
| Say yihiin ? | How are they ? | 
| Way fiicanyihiin | They are fine | 
| Waad ku mahadsantahay macluumaadka | Thanks for the information | 
| Soo dhowoow | Welcome | 
| Maalin wanaagsan | Good day | 
| Is ilaali | Take care | 
| Nabadgelyo | Goodbye | 
Learn Somali Online: Days of the week
| Maalmaha Todobaadka – Days of the week | |
| Learn Somali Online: Soomaali | English | 
| Sabti | Saturday | 
| Axad | Sunday | 
| Isniin | Monday | 
| Talaado | Tuesday | 
| Arbaco | Wednesday | 
| Khamiis | Thursday | 
| Jimce | Friday | 
| Tusaaleyaal – Exampels | |
| Maanta waa ayaantee? | Today is which day ? | 
| Ans: Maanta waa Isniin. | Ans: Today is Monday | 
| Shaley ayaantee bay aheyd | What was it yesterday? | 
| Ans: Shaley waxay aheyd Axad | Ans: Yesterday was Sunday | 
| Beri waa ayaantee? | Which day is tomorrow ? | 
| Ans: Beri waa Talaado | Ans: Tomorrow is Tuesday | 
Learn Somali with books: Globally
Aan ku hadalno Af-Soomaali: if you are in USA
															

