Somali greetings
Salaamo -Greetings | |
Soomaali | English |
Subax wanaagsan | Good morning |
Ans: Subax wanaagsan/wanaagsan oo wacan | Ans: Good morning |
Galab wanaagsan | Good afternoon |
Ans: Galab wanaagsan/wanaagsan oo wacan | Ans: Good afternoon |
Fiid wanaagsan | Good evening |
Ans: Fiid wanaagsan/Wanaagsan oo wacan | Ans: Good evening |
Habeen wanaagsan | Good night |
Ans: Habeen wanaagsan/wanaagsan oo wacan | Ans: Good night |
Maalin wanaagsan | Good day |
Ans: Maalin wanaagsan/wanaagsan oo wacan | Ans: Good day |
Duhur wanaagsan | Good noon |
Ans: Duhur wanaagsan/wanaagsan oo wacan | Ans: Good noon |
Sanad wanaagsan | Happy new year |
Ans: Sanad wanaagsan/wanaagsan oo wacan | Ans: Happy new year |
Dhalasho wanaagsan | Happy birth day |
Ans: Dhalasho wanaagsan/wanaagsan oo wacan | Ans: Happy birth day |
How to say ”How are you?” in Somali
Salaamo -Greetings | |
Soomaali | English |
Seetahay? | How are you? |
Ans: waan fiicanahay/waan ladanahay/waan roonahay | I am good |
Sideetahay? | How are you? |
Ans: waan fiicanahay/waan ladanahay/waan roonahay | I am good |
Iska waran | How are you? |
Ans: waan fiicanahay/waan ladanahay/waan roonahay | I am good |
Ma nabad baa? | Is it peace? |
Ans: Haa, waa nabad | Yes, it is peace |
Ma fiicantahay ? | Are you good? |
Ans: Haa, waan fiicanahay | Yes, I am good |
Ma ladantahay? | Are you good? |
Ans: Haa, waan ladanahay. | Yes, I am good |
Ma roontahay? | Are you good |
Ans: Haa, waan roonahay? | Yes, I am good |
Assalaamu Aleykum? | Peace of Allah be up on you. |
Ans: Wa alleykuma salaam | Up on you too. |
Introduction – Isbarasho
Isbarasho – introduction | |
Soomaali | English |
Magacaa? | What is your name? |
Ans: Magaceygu waa Hodan, adigana? Ans: Magaceygu waa Hassan. | Ans: My name is Hodan, and you? Ans: My name is Hassan. |
Waa maxaay magacaagu ? | What is your name? |
Ans: Magaceygu waa Hodan, adigana? Ans: Magaceygu waa Hassan. | Ans: My name is Hodan, and you? Ans: My name is Hassan. |
Waa maxaay magacaaga koowaad ? | What is your first name? |
Ans: Magaceyga koowaad waa Hodan | Ans: My first name is Hodan |
Waa maxaay magacaaaga danbe ? | What is your last name? |
Ans: Magaceyga danbe waa Ali | Ans: My last name is Ali |
Waa maxaay magacaaga oo seddaxan/dhameystiran ? | What is your full name? |
Ans: Magaceyga oo seddaxan waa Hodan M. Cali | Ans: My full name is Hodan M. Ali |
Waa maxaay naynaastaadu? | What is your nickname? |
Ans: Naynaas ma lihi. Ans: Naynaastaydu waa …… | Ans: I don’t have a nickname My nickname is ………….. |
where are you from ? – Halkee ka soo jeedaa?
Isbarasho – introduction | |
Soomaali | English |
Soomaali miyaad tahay ? | Are you somali? |
Ans: Haa, Soomaali baan ahay. Ans: Maya, Soomaali ma ihi. | Ans: Yes, I am Somali Ans: No, I am not Somali. |
Soomaali ma ku hadli kartaa? | Can you speak Somali? |
Ans: Haa, waan ku hadli karaa Soomaali. Ans: Maya, Kuma hadli karo Soomaali. | Ans: Yes, I can speak Somali. Ans: No, I cannot speak Somali. |
Waa maxaay dhalashadaadu? | What is your nationality ? |
Ans: Dhalashadeydu waa Soomaali, adigana? Ans: Dhalashadeydu waa Mareykan. | Ans: my nationality is Somali and you? Ans: my nationality is American. |
Halkee ka soo jeedaa? | Where are you from ? |
Ans: Waxaan ka soo jeedaa Soomaaliya, adigana? Ans: waxaan ka soo jeedaa Ingiriiska. | Ans: I am from Somalia and you ? Ans: I am from England. |
Halkee ku dhalatay ? | Where were you born ? |
Ans: waxaan ku dhashay Soomaaliya, adigana? Ans: waxaan ku dhashay Canada. | Ans: I was born in Somalia, and you? Ans: I was born in Canada. |
Goorma ayaad dhalatay ? | When were you born ? |
Ans: waxaan dhashay 1990(Kun sagaal boqol iyo sagaanshankii) | Ans: I was born in 1990 |
conversation – Wada sheekaysi
Wada sheekaysi ku saabsan Reerka – conversation about the family | |
Soomaali | English |
Iska waran ? | How are you? |
Ans: waan fiicanahay | Ans: I am good |
Reerka ka waran? | How is the family? |
Ans: wuu fiicanyahay | Ans: It is good |
Halkee ku nooshahay? | Where do you live ? |
Ans: waxaan ku noolahay Columbus, Ohio | Ans: I live in Columbus, Ohio |
Yaad la nooshahay? | Who do you live with? |
Ans: waxaan la noolahay, waalidkay iyo walaalahay. | Ans: I live with my parents and brothers |
Adiga halkee degantahay? | You, where do you reside ? |
Ans: waxaan deganahay London | Ans: I reside in London |
Yaad la degantahay? | Who do you reside with ? |
Ans: waxaan la deganahay xaaskayga/Naagtayda | Ans: I reside with my wife |
Aad baad u mahadsantahay | Thank you very much |
Ans: Adaa mudan | Ans: You are welcome |
Igu salaan waalidkaa? | Tell your parents hi for me |
Ans: Haye | Ans: Ok |
Is arag danbe | See you later |
Maalintu hakuu wacnaato | Have a lovely day |
Nabadgelyo | Goodbye |
Common CLASSROOM EXPRESSIONS
Weero/Weedho muhiim ah – Important phrases | |
Soomaali | English |
Ma fahamtay ? | Did you understand ? |
Ans: Haa, waan fahmay. | Ans: Yes, I understood |
Ans: Maya, ma fahmin | Ans: No, I did not understand |
Ma taqaanaa? | Do you know? |
Ans: Haa, waan aqaanaa | Ans: Yes, I know |
Ans: Maya, ma aqaano | Ans: No, I don’t know |
Ku celi | Repeat |
Mar kale | Another time/Again |
Mar labaad | Second time |
Ii sheeg | Tell me |
Aan kuu sheego | Let me tell you |
Waa maxaay micnaha ….. | What is the meaning of …. |
Mar labaad dheh | Say it again |
Tartiib tartiib | Little by little |
Fadlan Kor u hadal | Please speak up |
Sideen u dhahaa… | How do I say …. |
Important phrases
Weedho Muhiim ah – Important phrases | |
Soomaali | English |
Haye | Hello/ Hi |
Barasho wanaagsan | Nice to meet you |
Waa farxad in aan kula kulmo | Pleased to meet you |
Waa fiican in aan kula kulmo | Good to meet you |
Waad mahadsantahay | Thank you |
Adaa mudan | You’re welcome |
Beri baan ku arki doonaa | I will see you tomorrow |
Aan is aragno dhowaan | See you soon |
Fadlan | Please |
Dabcan | Of course |
Iga raali ahow | Excuse me |
Waan ka xumahay | Sorry |
Hambalyo | Congratulation |
Waqti dheer kuma arag | Long time no see |
Nasiib wacan | Good luck |
Nabadgelyo | Goodbye |
Soo dhawoow | Welcome |
Waa yahay | Alright |
Important phrases
Weedho Muhiim ah – Important phrases | ||
Soomaali | English | |
Maxaan kuu qabtaa ? | What should I do for you ? | |
Sideen kuu caawin karaa? | How can I help you ? | |
Waan ka mahadcelinayaa caawimaadaada | I appreciate your support | |
Qof adag baad tahay | You are strong person | |
qof caqli badan baad tahay | You are smart | |
Fulay baad tahay | You are cowardly | |
Saaxiibo Ayaan nahay | We are friends | |
halkaan adiga baan kuu joogaa | I here for you | |
Waxaan halkaan u joogaa in aan ku caawiyo | I am here to help you | |
Gurigayga waa gurigaaga | My home is your home | |
Geesi baad tahay | You are brave | |
Maxaa kugu dhacay ? | What happened to you ? | |
See dareemaysaa ? | How are you feeling ? | |
Ma I caawin kartaa? | Can you help me ? | |
Xaasle miyaad tahay mise doob ? | Are you married or single ? | |
Ans: waxaan ahay xaasle | Ans: I am married | |
Ans: waxaan ahay doob | Ans: I am single | |
Run ii sheeg | Tell me truth |
birthday and family
Maalinta dhalashada iyo qoyska – birthday and family | ||
Soomaali | English | |
Haye, sidee tahay ? | Hi, how are you ? | |
Fiican, Mahadsanid | Fine, thanks | |
Maanta waa maalintii dhalashadayda | Today is my birthday | |
Heersare! Immisa baad jirtaa? | Great! How old are you ? | |
Waxaan jiraa 25 sano | I am 25 years old | |
Ma guursatay ? | Are you married? | |
Haa, waxaan guursaday hal sano ka hor | Yes, I married one year ago | |
Caruur ma leedahay ? | Do you have children ? | |
Haa, waxaan haystaa hal gabar | Yes, I have one daughter | |
Walaalo ma leedahay ? | Do you have brothers ? | |
Haa, waxaan leeyahay labo walaal | Yes, I have two brothers | |
Say yihiin ? | How are they ? | |
Way fiicanyihiin | They are fine | |
Waad ku mahadsantahay macluumaadka | Thanks for the information | |
Soo dhowoow | Welcome | |
Maalin wanaagsan | Good day | |
Is ilaali | Take care | |
Nabadgelyo | Goodbye |
Days of the week
Maalmaha Todobaadka – Days of the week | |
Soomaali | English |
Sabti | Saturday |
Axad | Sunday |
Isniin | Monday |
Talaado | Tuesday |
Arbaco | Wednesday |
Khamiis | Thursday |
Jimce | Friday |
Tusaaleyaal – Exampels | |
Maanta waa ayaantee? | Today is which day ? |
Ans: Maanta waa Isniin. | Ans: Today is Monday |
Shaley ayaantee bay aheyd | What was it yesterday? |
Ans: Shaley waxay aheyd Axad | Ans: Yesterday was Sunday |
Beri waa ayaantee? | Which day is tomorrow ? |
Ans: Beri waa Talaado | Ans: Tomorrow is Tuesday |